Who we are

Hogol Academy waa goob waxbarasho oo online ah oo ujeeddadeedu tahay horumarinta aqoonta iyo xirfadaha mustaqbalka.

Waxaan bixinaa koorsooyin casri ah oo daboolaya baahiyaha ardayda, xirfadlayaasha, iyo dhammaan kuwa doonaya inay naftooda kobciyaan.

Why Choose Hogol Academy ? --------------- ------------------- ------- --- 🔹 Macallimiin Khibrad Leh – Waxaa lagu barayaa casharro ay diyaariyeen khubaro aqoon iyo waayo-aragnimo leh.---- ----------- - 🔹 Waxbarasho Ku Habboon Noloshaada – Baro xilliga aad rabto, meel kasta oo aad joogto. ----------------------------------------- 🔹Xirfado Mustaqbal – Koorsooyinkayagu waxay ku saleysan yihiin baahida suuqa shaqada iyo horumarka shakhsi ahaaneed

img
img img
img img img

MA RABTAA IN AAD BILAWDO SAFARKAAGA WAXBARASHO ?

Hel 50% Qiimo Dhimis Ah Kaliya 50-ka Arday ee Ugu Horreeya!

Isdiiwaangali hada
img img img
Open chat
Hello 👋
Maxaan kaa caawinaa ?